Go’aamo Laga Soo Saaray Shirkii Nabadaynta Beelaha Ee Jig-Jiga

0
826

Jig-jiga (Hargeisa Press.com): Shirkii nabadaynta beelihii dhawaan ku dagaalamay degaanka Dhumay ee gobolka Sool oo 27-kii bishii hore ka furmay magaaladda Jig-jiga ayaa gebagebadiisii go’aamo ay ka soo saareen ergada dhex dhexaadintu.

Beelaha waxaa dhexhexaadinayay ergooyin ka kala socday Puntland iyo dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, oo ay kala hogaaminayeen garaad Kulmiye garaad Maxamed garaad Dool iyo islaan Ciise islaan Maxamed islaan Muuse.

Waxaana gunaanadka shirkaasi dhexdhexaadinta ah laga soo saaray qodobo lagu nabadaynayo beelahan hore dirirtu u dhexmartay, oo dagaalkooda uu sababay khasaare dhimasho, dhaawac iyo bur-bur hantiyeed ba leh.

Halkan Ka Daawo go’aamadii Shirkaas laga soo Saaray:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here