Gabiley: 27 Shaqaale caafimaad Oo Sameeyey Shaqo Joojin

0
1024

Hargeysa,(HargeisaPress)—Shaqaale Cafimaadka oo ka hawl gala Xanaanada xaafadaha New Gabiley ee magaalada Gabiley, ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin ay sameeyeen.

Shaqaalahan caafimaad ayaa shaqo joojin tooda ku sababeeyay tiro shaqaale ah oo ay Wasaarada Caafimaadka Somaliland ku dartay mushaharaadka shaqaalaha Caafimaadka qaranka, iyagoona sheegay in 27-ka qof ee ka hawl gala Xanaanadaasi aanay Wasaarada ka helin xaqoodii.

https://youtu.be/D4jE7qt624s

LEAVE A REPLY