FILASHO WACAN: Abwaan Weedhsame oo Soo Bandhigi doona Maansooyin Cusub

0
1090

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa 8/5/2015 kusoo bandhigi doona maansooyin cusub Abwaan weedhsame oo sidii hore looga bartay laga filayo inuu maansooyin uu ku iftiimin doono waayaha dalku marayo iyo xaaladaha xasaasiga ah ee lagu jiro waxaa hubaala in bulshowaynta Somaliland Abwaan Weedhsame u soo bandhigi doono Suugaan xiise gaara u yeelan doonta Maqalka Maanka iyo Maskaxaha Bulshada  ka soo qayb gali doonta…Xasan Weedhsame waa Abwaan Da,yar oo illahay Hibo u siiyay Curinta Suugaanta

GOOBTA; MAANSOOR HOTEL

GOORTA; 08/05/2015

SAACADA; 6;30 FIIDNIMO

 Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil oo si wayn loo xiisayo Suugaantiisa, oo ay ka mid  yih iin Gabayo caan ah oo aad dhalinayradu u jeceshahay heeso tiro badan oo ay qaadaan Fanaaniinta Somaaliyeed, iyo maansooyin kale oo xiiso badan, Abwaan Xasan oo  madasha asi ku soo bandhigi doona cusub..

11225830_902236849818619_1135673826_n1

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY