Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Biixi ku eedeeyey inay Daawade ka tahay Dagaal Beeleedka Ceel-afweyn

0
743

Hargeysa,(HargeisaPress)—Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dagaalka Ceel-afweyn, isla markaana sheegay inay Xukuumadda Somaliland ku fashilantay deminta colaaddaas, waxaanu ku baaqay in la joojiyo dagaalkaas.

Faysal Cali Waraabe waxa uu arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xarunta Xisbiga UCID ee magaalada Hargeysa, waxaanan warkiisa oo faahfaahsan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here