Faysal Cali Waraabe Oo Waxba Kama Jiraaan Ku Tilmaamay Amarka Guddida Diwaan Galintu Kusoo Rogtay Xisbiga Uu Guddoomiyaha Ka Yahay

0
1012

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay amar deg deg ah oo ay maanta xisbigaasi ku soo rogeen gudida diwaan galinta ururada iyo asxaabta qaranka Somaliland.

 

Gudoomiye Faysal waxa uu si cad u sheegay in ay 7 bisha si rasmi ah u qabsanayaan shirwaynihii aan caadiga ahayn ee ay amartay maxkamada sare ee Somaliland kaasi oo aanay cidina joojin Karin.

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here