Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Miisaan Leh Ka Jeediyey Xuska Dhalinyarada Somaliland +Siyaasadda Xukuumadda Silaanyna Duray

0
1106

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo kulul usoo jeediyey xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu ka dhawaajiyey in xukuumaddu lumisay kalsoonidii shacabku ku qabeen.

https://youtu.be/S6_FgoaGPrw

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY