Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday,Rabshadihii Magaalooyinka Qaar Ka Dhacay Iyo Buugii Komishanka Ee Xisbiga WADDANI Soo Bandhigay

0
1142

Hargeysa, (HargeisaPress) — Murrashaxa xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday Somaliland 13-kii Noofember,rabshadihii ka dhacay magaalooyinka qaar iyo buugii ay dhawaan xisbiga WADDANI soo bandhigeen ee komishanku lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here