Fannaanadda Xamda Queen oo soo saartay GARNAQSI JACAYL 2018

0
2425

Fannaanadda Codka toolmoon ee Xamda-Queen, ayaa soo saartay hees cusub oo magaceeda la yidhaahdo GARNAQSI JACAYL, oo dareen Jacayl iyo qiso xambaarsan. Waxaad ka daawan kartaan Muuqaalkan Hoose ee Daawasho Habboon.

LEAVE A REPLY