Fannaan Khadar Ilkacase Heesta “Xilkas Dumar” Erayada C/Fataax Mursal & Musiga Maxamed Xaaji

0
1251

HargeisaPress — Hees cusub oo uu soo saaray Fannaanka Codka Macaan ee Khadar-ilkacase,Heesta cusub oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “Xilkas Dumar ama Xilo-janno”.Erayada Heesta waxa curiyey Weriye Cabdifataax Ismaaciil Mursal oo u sameeyey ama ugu talo-galay Marwadiisa Farduus Xaashi Cumar (Marwo-Amiira), waxaana Laxanka ku ladhay isla Fannaanka Qaadaya Khadar Xuseen Cali (Ilkacase), Musiga waxa raaciyey oo Tumay Maxamed Xaaji Xasan, waa Duubistii iyo Soo Saaristii 3M Media Production and Studio oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here