Fanaanadda Aamina Afriik Oo Lagu Soo Dhaweeyey Hargeysa

0
112

HARGEYSA —Waxaa maanta magaalada Hargeysa gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal si diiran loogu soo dhaweeyay Fanaanada Caanka ah ee Amina Afrik, Sidoo kale Fanaanada waxa halkaasi ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah fanaaninta xidigaha Geeska.

LEAVE A REPLY