Ereyadii Kacaanki Siyaad Bare Iyo Eryadan Kacaan Beeleedka Axmed Siilaanyo Meel Ayay Kawada Yimaadeen By: Cali Cismaan Libaax ( Mujaahid Cali Xaraaro)

0
955

Ereyadii kacaankii siyaad bare iyo ereyadan kacaan beeleedka axmed siilaanyo meel ayey kawada yimaadeen meelna way kuwada socdaan intaas ka dib sirdoonka dhumucda fog ee mucaaridka jsl ayaa soo gudbiyey siro uu gacanta ku dhigey oo sheegaya shir qarsoodi ah oo dhex maray hogaanka sare ee kacaan beeleedka axmed siilaanyo halkaas oo lagu soo bandhigey buugaag ka waramaya taariikho hore oo laga qoray imbaraadooradii caalamka soo maray iyo nidaam yadii ay ku xukumi jireen dadkooda iyo dalalkooda waxaana ugu dambayntii la isla qaatay laba qodob oo kala ah 1.iney loo diyaar garoobo sidii talada dalku gacantooda uugu jiri lahayd isla markaana dalkan jsl looga dhigi lahaa maamul goboleed ka tirsan dalka somaliya waxa iyadana la xusay qodobada u suurta galay nidaamka faderaalka oo hore looga hawl galay waxaana ka mida. Hawada somali land iyo somaliya oo mideysan dhinaca bada somali land iyo somaliya ururada bulshada somali land iyo somaliya ganacsatada iyo xawaaladaha somali land iyo somaliya oo si buuxda loo mideeyey 2. Sida qoran warqada sirta ah ayaa ku cad hadii suurta gal ay u noqon weydo iney u diyaar garoobaan kacaan beeleedku sidii somali land loo burburin lahaa sidaa ayaa ku qoran warqada sirta ah.

Cali Cismaan Libaax ( Mujaahid Cali Xaraaro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here