Duur Oo Sheegay In Dadweynuhu Walaac Ka Qabo Amni-darro Ka Dhalata Xanaftii Doorashada

    0
    657

    Hargeysa, (HargeisaPress) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo xilligan ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in Dadweynaha reer Somaliland werwer ka qabaan Nabadgalyo darro ka dhalata Xanaftii ka dhalatay Doorashadii Madaxtooyada ee Sannadkii hore ka dhacday Somaliland.

    Duur oo Maanta ka hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga hawl-gallo sidii loo dhamayn lahaa Tabashooyinka iyo Xanaftii ka dhalatay doorashadaasi.

    Warkaasi oo Muuqaal ah Halkan Hoose Ka Daawo

     

    Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

    hargeisapress@gmail.com

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here