Dr Bulxan Oo Sharraxay Sababaha Ay Xukuumaddu Uga Joojisay Socdaalkii Uu Ku Tagi Lahaa Magaalada Muqdisho Iyo Nuxurka Uu Xaambaarsan Yahay Safarkiisani

0
1483

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dr Bulxan oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa maanta sharraxaad ka bixiyey sababaha ay xukuumadda Somaliland u joojisay socdaalkiisii uu ku tagi lahaa magaalada muqdisho oo uu sheegay in uu Muqdisho kusoo bandhigayo qaddiyada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY