Diyaaradd Cusub Oo Duulimaadkeedii Ugu Horeysay Ka Bilowday Somaliland+Magaca Diyaaradda Iyo Goobaha Ay U Kala Safri Doonto

0
1019

Hargeysa, (HargeisaPress) —Diyaaradd cusub oo lagu magacaabo Freedom Express ayaa duulimaadkeedii ugu horeeyey ka bilowday caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Diyaaraddan oo ah markii koowaad ee soo cago dhigato garoonka caasimada Hargeysa ayaa waxay u kala socdaalo doontaa duulimaadyadeeda Hargeysa,Muqdisho,Kenya,Bosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here