Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo shaqaalaha madaxtooyadu waxay TACSI u dirayaan Mowliid Xaashi oo hooyadii ku geeriyootay Hargeysa

0
1280

1.    Wasiirka Madaxtooyada JSL Md., Xirsi Cali Xaaji Xasan,

2.    Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali

3.    Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees,

4.    Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Md. Cali Maxamuud Axmed (Sandule),

5.    Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Md. Xasan Cabdi Madar,

6.    Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md., Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi),

7.    Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md., Maxamuud Cabdilaahi Xarbi,

8.    La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan,

9.    Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md., Abshir Xasan Xaashi,

10.  Maxamed Warsame Xirsi (TT),

11.  Axmed Jaamac,

12.  Cabdiraxmaan Faarax Xasan,

13.  Maxamed Ismaaciil Daahir,

14.  Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo,

15.  Sharmarke Axmed Muxumed,

16.  Naasir Yuusuf Daahir

17.  Caydaruus Mahdi Xaashi,

18.  Maxamed-amiin Cabdi Xasan,

19.  Axmed Yuusuf Yaasiin,

20.  Caydaruus Mahdi Xaashi,

21.  Cabdikariin Axmed Jaamac,

22.  Hodan Axmed Jaamac,

23.  Xamda Cumar Cabdi,

24.  Sabaax Cali Diiriye,

25.  Najax Maxamed,

26.  Xuseen Cabdoo Cabdalle,

27.  Cabdilaahi Cali Suudi,

28.  Saki Daahir Xasan,

29.  Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi

 

Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo  shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay tacsi u dirayaan Mowliid Xaashi Maxamed oo hooyadii Faadumo Maxamed Geelle ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, berri Subaxnimadana lagu aasi doono Xabaalaha Masalaha 9:00 Subaxnimo.

waxaanay tacsi taasi la mida u dirayaan qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo asxaabtii, Mawliid oo ka mid ah shaqaalaha madaxtooyadana samir iyo iimaan ka siiyo hooyadii, Marxuumadana waxay alle uga baryayaan inuu janatu fardawsa ka waraabiyo, una denbi dhaafo, suaasha qabrigana u fudaydiyo.

Amin Amin Amin  Amin Amin Amin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here