Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress Waxay Tacsid tiirnyo Leh u dirayaan Mahamed Herzi Carwo Guray geeridii ku timid Xaaskiisa

0
907

HargeisaPress  — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan dadkaasi oo dhami waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Saaxiibkayo Mahamed Herzi Carwo Guray, geeridii ku timid Xaaskiisa ilaahay naxariistiisii jano haka waraabiyo adna walaalo samir iyo iimaan hakaa siiyo  Aamiiiin ya rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

tacsi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here