“Dhalinyaradii Somaliland Waxaa Looga Gacan Haadinayaa Soomaaliya”Boobe Yuusuf Ducaale.

0
766

Hargeysa,(HargeisaPress) —Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa ka hadley xuska sanad guurada 37aad ee ka soo wareegtay maalintii dhagax tuurka dhalinyarada UFFO 20 February 1982-kii oo maanta ku beegnayd.

Dhinaca kale Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa waxa kaloo ka hadley xaalada dhalinyarada Somaliland ay ku jiraan wakhtigan, Isagoo tilmaamay in qaarkood ay dawlada iskeed isku maamuli kari wayday ee Soomaaliya ay u gacan haadinayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here