Dhalinyarada Xilalka Ka Haya Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Warbaahinta La Hadlay Fariina u Direy Dhalinyarada Somaliland

0
1159

Hargeysa,(HargeisaPress) —Dhalinyarada xilalka kala duwan ka haysa xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ayaa goordhawayd warbaahinta la hadashay waxaana ay hambalyo u direen maddaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”,sidoo kalena waxay fariin u direen dhalinayarada rer Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here