Dhalasho Farxad Leh: Abwaan/Suxufi Maxamed-Xarrago oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa

0
777

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Ahmed-yasin Sheikh Ahmed,. Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. dadkaasi oo Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan

Abwaan/Suxufi Maxamed-Xarrago oo 30 /04/ 2017 Wiil ugu dhashay Hospitalka Kaah ee magaalada Hargeisa wiilkaasi oo loo bixiyay Siciid Maxamed Siciidr, WAXAY LEEYIHIIN NOQO KII DADKIISA,DALKIISA IYO DIINTIISABA ANFACA..Aamin..Aamiin..Aamiin..

LEAVE A REPLY