DHALASHO FARXAD: Guuleed Ibrahim Dheere iyo Asma Fu’ad Abdi oo Caawa Gabadhi ugu Dhalatay Hargeysa

0
1477

HargeisaPress —Tahniyad Dhalasho Farxad leh Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress, Khadar Cabdi Muuse, Hamse Jirde, Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Tahniyad Dhalasho Farxad leh u dirayaan. Guuleed Ibrahim Dheere iyo Asma Diamond Fu’ad Abdi oo Caawa 07/7/2019, Gabadhii ugu dhalatay Cisbitaalka Gargar ee Magaalada Hargeysa, Waxaan Illaahay uga baryayaan inuu ka dhigo midi dalkeega, dadkeega iyo diinteedaba anfacda. Aamiin Aamiin Aamiin. اللهم ارزقه جمال الخلق والخُلق، وقوة الدين والبدن، وسعادة الدنيا والآخرة.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here