Daydayga cusub iyo xoolaha xalaasha ah ee Shirkadda telesom KALAMAAN

0
1381

Daydayga cusub iyo xoolaha xalaasha ah ee Shirkadda telesom KALAMAAN

Shirkaddani waa la quudhsaday waa la bahdilay shalaybay ahayd Jan2017 markii Mahamuud xaashi albaabada ulaabayay ee ilaahay kasoo gaadhay daalinbuu ahaa shalaybay ahayd markay Samsam u hanjabaysay laydhkii dalka ay telesom waday joojiya ayaa lagu yidhi waxaana sidaa amar ku siisay shirkadda Dahabshiil.

Maantana sidii iyo si ka daran ayaa hadana ku dhacday mar labaad iyo mar sadexaadba labada nin ee dalka raba inay baabiiyaan shirkaddani dalka qayb waynbay ka tahay dhaqaalaha dalkana waa lafdhabarta ilaa 500,000 qof ayaa ku xidhan shaqaale iyo hantiilayaalba tallow sixirka ma sidanbaa lagu dajiyaa.

Shirkaddani waxay bixisaa cashuurta ugu badan wadanka

  • Frequency tax,
  • Minutes tax,
  • sales tax,
  • payroll tax

Shirkaddu waxay bulshada ka dhex ganacsato siisaa deeqo gaadhayaa

  • ilaa 4 milion waxay bixisaa sakadda
  • Waxay dhistay IT jaamacada camud
  • Waxay dhistay IT jaamacada Hargeisa
  • Waxay caawisaa cisbitaalada Macaanka,caruurta, iyo cusbitaalka wayn
  • Waxay gacanta ku haysaa goobo agoon
  • Waxay caawisaa school sos
  • Waxay haysaa ilaa 10,000 oo shaqaale oo ay ku xidhan yihiin boqolaal qoys oo kale
  • Waxay dawladda ka caawisaa tababarada cilmiga casriga
  • Waxaa ku xidhan hantiilay gaadhaya ilaa 5000 oo reer Somaliland ah

Hadaba shirkaddani ilaahay fadilay miyaa loo xanibayaa lacagta xaaraanta ah ee ina aw siciid iyo Tuuga kacay ee Dahabshiil muwaadiniintu dagaalbay ka xigaan, ishii dalka ka baxaysay bay bakhtiinayaan wadanka la dhacay ee la iibshay qayb dhan kasoo rita Waa qabyaalad iyo qudhun dalkana waa la baabiinayaa .

 

Ahmed jaamac saalax

0634638920

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here