Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Heshiis 10 Qodob Ka Kooban Ku Kala Saxeexday Hargeysa Iyo Guddigii Labada Dhinac Oo Warbaahinta La Hadlay

0
1339

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wada hadalkii maalmihii u danbeeyey magaalada Hargeysa uga socday dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gabo gaboobmay magaalada Hargeysa.

Waxaana wada hadalkaasi kasoo baxay heshiis ka kooban 10 qodob oo ay si rasmi ah u kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo.

guddigii labada dhinac u matalyay wada hadalada ayaa warbaahinta la hadlay kana warbixiyey heshiiska ay kala saxeexdeen.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here