Daladda SONSAF Oo Ka Digtay Dib Dhac Doorashooyinka Ku Yimaadda

0
78

Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta dalada ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ee Sansaf oo kulan balaadhan maanta ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ka digeen dib u dhac ku yimaada Doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY