Dabley Hubaysan Oo Dhaawac U Gaystay Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Magaalada Burco

0
1520

Burco, (HargeisaPress) — Dabley hubaysan oo ah kuwa ka ganacsatada maandooriyaha Khamriga ayaa dhaawac u gaystay taliye ku xigeenkii ciidamada Booliska saldhiga dhexe ee magaalada Burco kadib markii ciidamada oo hawl gallo ku jira ay iska hor imaad dhex mary ciidamada iyo dableydaasi hubaysan oo maandooriyaha Khamriga ka ganacsada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here