DAAWO: Xilka Qaadistii Maayarka Boorama Iyo Qaabkii Loo Doortay Maayarka Cusub

0
1269

Borama (HargeisaPress) – Maayarkii Magaalada Boorama oo ay maanta xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ka qaadeen xilkii maayarnimo Maxamed Xuseen Maydhane ayaa Waxaa ay xilidhibaanada golahaasi ay maayar cusub u doorteen Saleebaan Xasan Xadi oo hore u ahaa Maayarka Magaalada Boorama.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here