Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidan Weynaha Booliska Jamuuriyada Somaliland Waxaan Farayaa Iyaga Oo Awal sugi Jiray Amaanka Guud Ee Shacbigooga In Ay Sii Laban Labaan Munaasibada 18 MAY Awgeed. Taliye Fadal
Shacbiga Somaliland oo ah Shacbi Xariira Oo Ciidankooga Jecel iyagana Waxaan ka Codssanayaa In Wixii Ay Ka Shakiyaan Ay La Soo Socodsiyaan Ciidankooga.