Daawo: Sidii Berbera Loogu Soo Dhaweeyay Weftiga Madaxweynaha Somaliland+Sawirro

0
828

Berbera (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka safar ugu ambabaxay goboladda bariga dalka.

Weftiga madaxweynaha ayaa markii ay gaadheen magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil waxaa halkaas si weyn ugu soo dhaweeyay boqolaal dadweyne ah iyo maamulka gobolka Saaxil iyo ka degmadda Berbera.

Halkan Hoose Ka Daawo Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha Ee Berbera:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here