DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Arrimo Xaasaasi Ah Kaga Hadlay Khudbaddii Jimcaha Ee Maanta

0
1225

 

Hargeysa, (HargeisaPress) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud xiiray (Aadansiiro) ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay xaalada nololeed ee bulshada reer Somaliland iyo sida loogu baahan    yahay in ay xukuumadu waxka ogaato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here