DAAWO SAWIRADDA: Xuska sanad guurada 25aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland

0
1148

HargeisaPress —Munaasibada Xuska sanad guuradii 25 aad ee ciidanka qaranka Somaliland oo maanta ku beegneyd, ayaa lagu qabtay Taliska Ciidamada Qaranka Jamuuriyada Somaliland, Waxaana ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka, Booliska, Asluubta, Xeebaha, Xubno wasiiro ah, Xildhibaano, Madaxweyne ku xigeenadii hore ee Somaliland soo maray, Maayarka Hargeysa, Safiirada dalka ku sugan, Asxaabta qaranka, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qaranka, Fanaaniin, iyo dadweyne tira badan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirada

LEAVE A REPLY