Daawo Qaabkii Uu U Dhacay Iska Hor Imaadkii Magaalada Berbera Ku Dhex Maray Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil iyo Shacabka Magaalada Berbera+Taliska Ciidanka Iyo Shacabka Berbera Oo Ka hadlay

0
427

Berbera, (HargeisaPress  — Taliska ciidanka Booliska gobolka Saaxil ayaa ka hadlay iska hor imaad khasaare sababay oo maanta magaalada Berbera ku dhex maray ciidamada Booliska gobolka Saaxil iyo shacabka magaalada Berbera.

LEAVE A REPLY