Daawo Muuqaal: Xildhibaano Dilka Saraakiisha Ciidanka Ku Tilmaamay Mid Qorshaysan

0
904

Hargeisa, (HargeisaPress) — Xildhibaano ka tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland ayaa hanaanka Askarigii Dilay Taliyihii hawlgalinta iyo abaanduulihii Ciidanka Militariga ee guutada 17-aad ku baxsaday ku tilmaamay mid qorshaysnayd iyo dil mu’amaradaysan.

 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo xildhibaan Qabile ayaa si adag xukumadda ugu dhaliilay qaabka loo Aasay Saraakiisha iyo siday ugu jawaabtay mudaharaadayaashii Gabiley.

 

HALKAN KA DAAWO

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here