Daawo Muuqaal: Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Hogaaminayay Oo London Lagu Soo Dhaweeyey

0
965

London, (HargeisaPress) — Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa saaka ka degay garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport ee cariga Ingiriiska.

Weftigan oo shalay ka duulay Egal International Airport si ay ugu qayb galaan shir caalamiya oo arimaha ganacsiga lagaga hadlaayo bishan 14-keeda kana dhacaya magaalada London ayaa lagu soo dhaweeyay Madaarka.

 

Halkan Ka Daawo

 

 

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY