Daawo Muuqaal: Wefti Ka Socda Imaaraadka oo Gobolka Sool Mashaariic Biyo ka Fulinaya

0
906

Laascaanood, (HargeisaPress —Wefti balaadhan oo Isugu Jira Xukuumada Somaliland iyo Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta gaadhay Tuulada Adhicadeeye ee Duleedka Magaalada Laascaanood.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY