Daawo Muuqaal: Wasiirka Kheyraadka Biyaha Somaliland Oo ka Hadlay Xaalada nabaddaynta taleex.

0
907
TALEEX, (HargeisaPress) — Wasiirka kheyraadka Biyaha ee Somliland Md Baashe Cali jaamac oo hogaaminaya weftiga dawlada Somaliland ee nabadaynta u jooga Magaalada taleex  ayaa shir jaraa’id  ku qabtay magaaladaasi kana hadlay xaalada nabaddaynta taleex.
Daawo Muuqaal

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here