Daawo Muuqaal: Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo la Kulmay Wasiirul dawlaha A.Dibada Itoobiya

0
823

Addis ababa , (HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamahuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Bixi Yonis oo beryahanba hawlo shaqo u joogay, magaalo madaxda Dalka Itoobiya ee Addis-Ababa, ayaa kulan balaadhan kula qaatay Xarunta wasaradda Arrimaha debada itoobiya   Wasiirul- Dawlaha Arrimaha Dibedda  Ethiopia Amb. Berhane

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY