Daawo Muuqaal: Wasiir Xirsi oo Ka warbixiyey Halka uu Marayo Qorshihii Casriyaynta dekedda Berbera

0
806
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada ee JSL Md Xirsi Cali xaaji xasan oo muddo safar shaqo ugu maqnaa Dalka isutagga Imaaraatka Carabta ayaa dalka dib ugu soo laabtay waxana uu ka warbixiyey halka uu marayo wadahadaladii qorshahii lagu casriyayn lahaa Dekedda Berbera

 

xisri dubai

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here