Daawo Muuqaal: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somalia oo digniin u jeediyay Somaliland

0
873

MOGADISHU, Somalia — Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya, Nuur Faarax oo maanta wareysi siinayay Horn Cable TV ayaa ka hadlay shirkadaha shisheeyaha ah ee lagu wareejiyay dekedda Berbera ee Somaliland, isagoo digniin adag shirkadahaas u jeediyay.

Nuur Faarax ayaa xukuumadda Somaliland uga digay inuu dekedda maal-gelin shisheeye u bandhigo; isagoo ku tilmaamay dekeddaas hal irmaan oo laf-dhabar u ah dhaqaalaha  Somaliland; isla markaana aanay ogolayn.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY