Daawo Muuqaal: Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Oo Horumarinta Gobolada Somaliland ku abaalmarisay shahaado sharafyo

0
728

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa ku abaalmarisay shahaado sharafyo maamuus leh qaybihii bulshada ee wasaaradda kala qayb galay qorshayaasha iyo daraasadaha ku aaddan sidii loo horumarin lahaa Gobolada.

HALKAN KA DAAWO

 

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa

info@hargeisaPress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here