Daawo Muuqaal: Wareysi Wasiirka Cadaaladda Somaliland

0
748

Hargeysa, (HargeisaPress) –Wareysi Goobjoog TV la yeeshay wasiirka wasaaradda calaadda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye. Waxaa laga wareystay arrimo ay kamid yihiin; Agaasimihii is casilay ee wasaaradda cadaaladdda, xaaladda xabsiyada Somaliland, Xeerka ciqaabta guud, garsoorka iyo cadaaaladda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here