Daawo Muuqaal: Wadada Madaxtooyada Hormarta oo Haad qudha laga dhigay

0
1055

Hargeysa, (HargeisaPress) — Go’aankii Uu Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ka soo saaray wadada Hor Marta Madaxtooyada oo laga dhigay Hal dhinac ayaa saaka markii ugu horeysay Fulay.
Ciidamada Ilaalada Wadooyinka iyo wadayaasha gaadiidka ayaa dood adagi ay dhex martay, waxaana marar badan la arkayay iyaga oo wada tirsanaya.
Halkan ka daawo Wasiirka Waran Cade oo ka hadlay.

Gaadiidka ayaa dhinaca Cadceed ka soo baxa ka iman doona, iyaga oo u sii jeeda dhinaca Cadceedu u dhacdo.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa maalmo uun ka hor wareegto uu soo saaray ku sheegay in wadadaasi ay noqon doono hal dhinac oo keli ah, waxaanu u war geliyay gaadiidleydu in ay sharci sidiisa u u ixtiraamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here