Daawo Muuqaal: Ururka NOMAD oo Deeq Gaadsiiyey Waadhka Umulaha Cisbitaalka Hargaysa

0
826

Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka NOMAD oo ah urur samafal ah oo saldhigiisu yahay Dalka Britain ayaa deeq lacageed oo loogu talo galay shaqaalaha Waadhka umulaha ee Cisbitaalka Guud ee Hargaysa  waxay ku wareejiyeen ururka umulaha iyo Nurse-ka ee Somaliland.
HALKAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here