Daawo Muuqaal: Somaliland oo Ka Digtay In Somalia Ku Soo Duulayso

0
769

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cali maxamed warancadde ayaa ka digay dhismaha ciidanka cusub ee ay qorshaysatay Dawlada dalka aynu jaarka anahay ee Somaliya, waxana wasiirka oo u waramayey warfidiyeenada maanta markii uu dalka dib ugu soo laabtay uu sheegay inay beesha caalamka iyo dalalka deriska ku wargeliyeen in ciidamada ay Somaliya dhisanayso ee dhowaan lagu go’aamiyey shirkii ka dhacay magaalada garoowe ay yihiin ciidamo ay Somaliya ku doonayso inay u isticmaasho xadgudub ay ku soo samayso qaranimada iyo dhulka Somaliland, kuna carqaladayso guud ahaan amniga Gobolka geeska afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here