Daawo Muuqaal: Somaliland iyo Midowga Yurub Oo Iska Kaashanaya Tayaynta Waxbarashada Dalka

0
905

Hargeysa, (HargeisaPress) — Hay’adaha waxbarasho ee ka dhisan  Somaliland iyo hay’adaha taageera ayaa ka qayb galay shir balaadhan oo muhiim ah oo lagu daraasadaynayo tayaynta waxbarashada Somaliland, taas oo ay meel marinteeda iska kaashanyaan Dawlada Somaliland iyo midowga Yurub.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here