Daawo Muuqaal: Saraakiil loo Tababaray Ilaalinta Xuquuqda Maxaabiista

0
1123

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta soo xidhay tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda maxaabiista, kaasoo ay ka qayb gelayeen sodomeeyo sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Asluubta Somaliland.

 

HALKAN KA DAAWO

 

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here