Daawo Muuqaal: Mo Farah Oo Ku Guulaysaty Orodaka 10,000M Ah ee Horyaalka Yurub.

0
937

mo farahLondon,HargeisaPress) — Mo Farah ayaa mar kale ku guulaystay horyaalka yurub dhanka orodka 10,000 Mitir ah , isagoo hore looga shakisanaa inuu ciyaari karo madaama uu dhaawacnaa.

Guushani waxay noqonaysaa Tii shanaad ee Dahab ah oo uu ku guulaysto Tartamada Yurub , isagoo ka dhaafay ciyaaryahanada Colin Jackson iyo Steve Backley.Waxaanu laga shaki qabaa inuu 5,000 mitir ku guulaysan doono Axada soo socota ciyaaryahanka Somaliland u dhashay balse U Ciyaara dalka Ingiriiska , dadiisuna tahay 31-Jirka.

 

Halka ka Daawo Muuqaal

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here