Daawo Muuqaal: Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Xarunta Kulmiye Iska Xaadiriyay

0
1051

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta tagay xarunta xisbiga Kulmiye isagoo oofinaya ogaysiiskii musharaxiinta lagu siiyay in shuruudaha ay buuxiyaan.


Waxa uu sheegay in lala socodsiinayay inay soo qortaan codsiga musharaxnimada iyo inay bixiyaan lacagaha laga qaado musharaxiinta u tartamaysa madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Waxa uu sidoo kale sheegay inuu kormeerayay hawlaha qabanqaabada shirka.

 

 

 

Madaweyne xigeenka oo sidoo kale la waydiiyay inay haboonayd in hankiisu dhaafo madaxweyne xigeen maadaama uu 7 sanno yahay madaxweyne xigeenka Siilaanyo, wuxuu ku gaabsaday inuu dhammaysanayo wakhtiga dastuurku u ogol yahay ee ah labada door.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY