Daawo Muuqaal: Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Ka Qayb Galay Qalinjebinta Jaamacadda Beder

0
885

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad balaadhan oo ka dhacday Hotel Ambassador ee Magaalada Hargaysa, Taasoo loo qabtay qalin jebinta arday wax ka baratay Jaamacadda BEDER.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY