Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Diblumaasi British Ah

0
963

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiir ku xigeenkii Boqortooyada Ingiriiska ee Dalka Itoobiya oo sidoo kale qaabilsanaa arimaha Somaliland, saaxiib dhow-na la ah Dawladda iyo Shacabka JSL.

 

HALKAN KA DAAWO

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY