Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo oo Dhex Mushaaxay Magaalada Berbera

0
772

Berbera,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo oo socdaal shaqsiyadeed ku jooga Magaalada Berbera ayaa galabta booqday suuqyada iyo meheradaha waaweyn ee Magaalada dekedda ah ee Berbera oo ah Magaaladii uu ku kacaamay yaraantiisii.