Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray 42 Guri Oo Loo Dhisay Dadka Danyarta Ah Ee Xaafada Ayax2

0
787

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland  Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhismayaal cusub oo ah guryo loo dhisay qaar ka tirsan danyarta xaafadda Ayax 2 ee Koonfurta  caasimadda.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY